Dil saakay ka dhacay magaalada Muqdisho iyo Ninkii geestay oo gacanta lagu dhigay

Nin hubeesan oo la tilmaamay in uu burcad ahaa ayaa saakay aroortii hore magaalada Muqdisho ku dilay nin shacab ah oo kamid ahaa darawalada kaxeeya gaadiidka xamuulka ka qaada dekadda Muqdisho. Sida aan wararka ku helnay ninka hubeesan oo doonayay in uu dhac u geesto ninka shacabka ah ayaa dilay , waxaana dilkaasi ka dhacay … Continue reading Dil saakay ka dhacay magaalada Muqdisho iyo Ninkii geestay oo gacanta lagu dhigay